Saldhiga booliska galbeedka Baladweyne oo lagu soo bandhigay cunug lagu soo tuuray wado ku taalla xaafadda Howlwadaag.

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Taliska Saldhiga Booliska Galbeed ee magaalada Baladweyne ayaa soo bandhigay canug saqiir ah oo lagu soo riday bac isla markaana lasoo dhigay mid kamid ah wadooyinka magaalada kadib markii ay soo qaadeen dad muslimiin ah oo marayay goobta lasoo dhigay canugan.

Warbixinta waxaa inoo haya Xaawo Luul Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here