Horudhac: Burnley vs Arsenal

0
723

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda toddobaadkii hore heshay guusheedii ugu horreysay ee xilli ciyaareedkan horyaalka Ingiriiska ee Arsenal ayaa maanta u safreysa naadiga Burnley kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Naadiga Burnley ayaa fasalkan kasii bilaabasho liidata Gunners kaddib markii ay heshay kaliya hal dhibic afartii ciyaarood ee la dheelay, halka kooxda Macallin Mikel Arteta hoggaamiyo ay hal guul gaartay taasoo la micno ah inay saddex dhibcood ka heshay afartii kulan ee lasoo dhaafay.

Ogeysiiska Ciyaarta:-

Tartanka: England – Premier League

Saacadda ay ciyaarta billaabaneyso: 05:00 Galabnimo xilliga Geeska Afrika.

Garoonka: Turf Moor

Garsooraha: Anthony Taylor (England)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here