Kooxaha Daarusalaam iyo Kobac oo galabta ciyaaraya kulan ka tirsan Horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan.

0
60
Baladweyne (Radio Beerlula)-Horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan ayaa wali ka socda magaalada Baladweyne iyadoo kooxaha Daarusalaam iyo Kobac ay galabta ku ciyaari doonaan garoonka laqanyo ee Baladweyne .
Kulanka ayaa bilaaba doona 4;00 galabnimo iyadoo ay garsooayaal ka noqon doonaan dhallinyaro loo tababaray dhax dhaxaadinta ciyaarahan.
Labada kooxood ayaa dadaal ugu jira sidii ay ugu guuleeysan lahaayeen tartankan xili horyaalka uu marayo meel xiisa leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here