PSG iyo Liverpool oo guulo gaaray, xilli Real Madrid ay guuldarro la kulantay

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxaa xalay la ciyaaray Kulammo ka tirsanaa heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaareen kulankooda labaad.

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa garoonkeeda Parc des Princes guul muhiim ah kaga gaartay kooxda reer England ee Manchester City, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0.

Group A

Paris Saint-Germain 2-0 Manchester City.

RB Leipzig 1-2 Club Brugge.

Group B

AC Milan 1-2 Atletico Madrid.

FC Porto 1-5 Liverpool.

Group C

Ajax 2-0 Besiktas

Borussia Dortmund 1-0 Sporting CP.

Group D

Shakhtar Donetsk 0-0 Inter

Real Madrid 1-2 FC Sheriff

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here