Man United, Juventus iyo Bayern oo guulo gaaray

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa xalay la ciyaaray, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaareen.

Kooxaha Manchester United, Juventus, Barcelona, Chelsea iyo Bayern Munich ayaa ugu madax fiiqan kooxaha ciyaaray ka ciyaaray tartanka UEFA Champions League.

Group E

Bayern Munich 5-0 Dynamo Kyiv

Benfica 3-0 Barcelona

Group F

Atalanta 1-0 Young Boys

Manchester United 2-1 Villarreal

Group G

FC Salzburg 2-1 Lille

Wolfsburg 1-1 Sevilla

Group H

Zenit 4-0 Malmo FF

Juventus 1-0 Chelsea

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here