Tababare Koeman oo si rasmi ah u shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka adag ee Atlético Madrid

0
64

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ronald Koeman ayaa shaaciyay liiska 22-ka ciyaaryahan ee uu ku shaqayn doono kulanka horyaalka La Liga oo ay habeen dambe ku booqan doonaan naadiga Atlético Madrid garoonka Wanda Metropolitano.

Liiska xiddigaha uu magacaabay Ronald Koeman kulanka ay habeen dambe booqan doonaan naadiga Atlético Madrid waxaa dhanka weerarka hoggaaminaya xiddigaha Memphis Depay iyo Ansu Fati.

Tababaraha reer Holland ee Atlético Madrid ayaa kulanka habeen dambe kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga kooxda Getafe wuxuu heli doonaa dhammaan xiddigihiisa muhiimka ah.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Barcelona ay kala qeyb galayso kulanka adag Atlético Madrid oo ay habeen dambe ku booqan doonaan garoonka Wanda Metropolitano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here