Hordhac: Brighton Vs Arsenal

0
694

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Arsenal ayaa marti u noqon doonta kooxda Brighton kulan ka tirsan premier League kana tirsan todobaadkii 7-aad ee premier League.

Arsenal ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya guushoodii 4-aad oo xidhiidh ah premier League iyo in ay sii wadaan qaab ciyaareedkooda fiican.

Dhanka kale kooxda Brighton ayaa ku jirta qaab ciyaareed fiican iyaga oo leh 13 dhibcood hal dhibicna ka dambaysa kooxda hogaaminaysa horyaalka ee Liverpool.

Kulanka: Brighton Vs Arsenal

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 7:30

Garoonka: Amex Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here