Kooxaha VIB iyo FC HILAAL oo galabta ku ciyaaraya Garoonka Laqanyo ee Baladweyne

0
76
Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha VIB iyo FC HILAALoo ka mid ah kooxaha heerka labaad ee Baladweyne ayaa galabta fooda isku dari doona garoonka kubadda cagta Laqanayo.
Kulanka ayaa bilaaba doona 4;00 galabnimo iyadoo ay garsooayaal ka noqon doonaan dhallinyaro loo tababaray dhax dhaxaadinta ciyaarahan.
Labada kooxood ayaa dadaal ugu jira sidii ay ugu guuleeysan lahaayeen tartankan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here