Barakacayaal ku nool Baladweyne oo la gaarsiiyay deeq biyo ah

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka dhallinyarada is xilqaan aayaa Inkabadan 400 ruux oo ku nool kaamamka Barakacayaasha Nasteexo iyo Xasan Qurux oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne gaarsiyay deeq biyo ah iyadoona lacagta lagu soo iibiyay biyahan iska soo ururiyeen dhalinyarada isxilqaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmad Nuur Daahiye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here