Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne oo laga bilaabay howlo lagu balaarinayo iyo dhismaha Tirminaalka oo xariga laga jarayo dhawaan.

0
78

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne Odawaa Amiin Jaamaca ayaa radio Beerlula u sheegay in dhawaan xariga laga jari doono qeybta tirminaalka garoonka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

May be an image of outdoors and text that says "BEERLULA RADIO"May be an image of tree, sky and text that says "BEERLULA RADIO"May be an image of skyMay be an image of skyNo photo description available.May be an image of text that says "BEERLULA RADIO"May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here