Kooxaha FC Kulanta iyo FC Qoofiyoow oo galabta ciyaaraya

0
57

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tartanka Kooxaha heerka 2 aad ee Baladweyne ayaa wali ka socda magaalada Baladweyne iyadoo kooxaha FC Kulanta iyo FC Qoofiyoow ay galabta ku ciyaari doonaan garoonka laqanyo ee Baladweyne .

 

Kulanka ayaa bilaaba doona 4;00 galabnimo iyadoo ay garsooayaal ka noqon doonaan dhallinyaro loo tababaray dhax dhaxaadinta ciyaarahan.

 

Labada kooxood ayaa dadaal ugu jira sidii ay ugu guuleeysan lahaayeen tartankan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here