Qoysas kasoo barakacaya magaalada Laas caanood oo dib u dajin iyo raashin qeybin loogu sameeyay Baladweyne.

0
60

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa Inkabadan 800 Qoysas oo ka soo barakacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool isla markaana soo gaaray magaalada Baladweyne waxaa ay u qeeybiyay deeq isugu jirtay Raashiin xoolo nool dhar iyo biyo iyadoo dib u dajin loogu sameeyay xaafada Hoolwadaag .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here