Shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka Galmudug oo ka furmay dhuusamareeb.

0
58

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si rasmi ah u daah furtay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka deegaanada Galmudug, kaasi oo muddo labo cisho ah ka socon doona magaalada Dhuusamareeb.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here