Inkabadan 120 ruux oo Baladweyne loogu sameeyay indha fiiqis lacag la’aan ah

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle oo kaa shaneeysa Mu’asa-sada Al-nuureeyn iyo Hay’adda MSF ayaa isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan waxaa ay ka bilaabeen indha fiiqis iyo dawooyin lacag la aan ah oo ay ka faa’ideysteen inkabadan 120 ruux oo kamid ah danyarta ku nool magaalada Balaweyne .

Warbixintan waxaa inoo haya C/qaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here