30-ka xiddig ee sharraxan abaal-marinta Ballon d’Or 2021 oo lagu dhawaaqay

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Majaladda “France Football” ee dalka France ayaa si rasmi ah shaaca ka qaaday , liiska magacyada musharraxiinta abaal-marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or 2021

Kooxaha Chelsea iyo Mancheste City ayaa ku yeeshay xiddigaha ugu badan musharraxiinta abaal-marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or 2021, waxayna ku yeesheen min 5 laacib, halka naadiga reer France ee PSG ay ku leedahay 4 laacib.

Haddaba halkaan hoose ka eeg koox waliba iyo xiddigaha ay ku leedahay musharraxiinta abaal-marinta xiisaha badan ee Ballon d’Or 2021:-

Man United: Fernandes, Ronaldo.

Atletico Madrid: Suarez.

PSG: Mbappe, Neymar, Messi. Donnarumma.

Bayern Munich: Robert Lewandowski.

Inter: Lautaro Martínez, Nicolò Barella.

AC Milan: Simon Kjær.

Juventus: Chiellini, Bonucci.

Liverpool: Mohamed Salah.

Tottenham Hotspur: Harry Kane.

Borussia Dortmund: Erling Haaland.

Barcelona: Pedri.

Villarreal: Gerard Moreno.

Real Madrid: Modric, Benzema.

Chelsea: Azpilicueta, Lukaku, Jorginho, Kante, Mason Mount.

Man City: Foden, De Bruyne, Dias, Sterling, Mahrez.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here