In kabadan 40 arday oo fursado waxbarasho ka helay iskuulka Howlwadaag ee Baladweyne.

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuulka holwadaag oo kuyaal magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa fursado waxbarasho oo lacag la,aan ah ka helay in kabadan 40 arday oo danyar iyo agoon ah kuwaasi oo aan awoodin In ay iska bixiyaan qarasahaadka waxbarashada.

Warbixintanw waxaa soo jeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here