Kulan looga hadlayay ammaanka oo lagu qabtay Baladweyne.

0
65

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay ammaanka oo lagu qabtay xarunta maamulka gobolka, waxana goob joog ka ahaa xubno ka tirsan maamulka heer gobol iyo degmo, saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida, sida milatariga, nabad sugida iyo booliska.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saney.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here