Shir dib u heshisiin oo in muddo ah ka socday Matabaan oo la soo gaba gabeeyay.

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dagmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu soo gabagabeyey wajigii labaad ee gogosha dib u heshiisiinta beelo walaalo ah oo dhowr jeer dirir ku dhex martay deegano hoostago dagmada Matabaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here