Hooyo Somaliyeed oo ku xanuunsan Baladweyne oo codsatay in la caawiyo

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xamdi Ibraahin muxumed waa hooyo Soomaliyeed oo ku nool Kaamka Qaxare ee Baladweyne islaamarkana heysata shan caruur ah oo agoon ah, 20 sano ka hor ayeey waaysay mid kamid ah indhaheeda ,haddana waxaa dhaawac ka soo gaaray mid kamid ah gacmaheeda kadib markii uu cunay bahal aan lagaraneyn.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here