Kooxaha FC Kulanta iyo FC Qoofiyow oo galaba ku ciyaaraya Garoonka Laqanyo ee Baladweyne

0
47
Baladweyne (Radio Beerlula)-kooxaha Kulanta iyo Qoofiyow ayaa galabta ku balansan garoonka kubadda cagta Laqanyo ee Magaalada Baladweyne, iyadoona ciyaartan ay tahay mid adag.
Kulanka ayaa bilaaban doona 4;00 galabnimo iyadoo ay garsooayaal ka noqon doonaan dhallinyaro loo tababaray dhax dhaxaadinta ciyaarahan.
Labada kooxood ayaa dadaal ugu jira sidii ay ugu guuleeysan lahaayeen tartankan xili horyaalka uu marayo meel xiisa leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here