Maamulka degmada Baladweyne oo ka qeyb galay daah furka maqaayad casri ah oo laga hirgeliyay xaafadda howlwadaag.

0
82

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha degmada Baladweyne Cismaan dhicisow dhuubow, ku xigeenkiisa dhanka amniga iyo siyaasadda Muxumed Cali Maxamuud, odayaal dhaqameed, aqoonyahanno, ganacsato iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay daah furka maqaayad casri ah oo laga hirgeliyay xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

May be an image of skyMay be an image of 1 person, standing and outdoorsMay be an image of one or more people and outdoorsMay be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoorNo photo description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here