Wafdi ka socda guddiga doorashada qaranka iyo kan Hirshabelle oo soo gaaray Baladweyne.

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa soo gaaray wafdi ka socda guddiga doorashada heer qaran iyo heer dowladda goboleed kuwaasoo kormeeri doonaa goobaha loo diyaariyay doorashada xildhibannada golaha shacabka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here