Wiil dhalinyaro ah oo horey uga tahriibay Baladweyne , dibna ugu soo laabtay oo abuurtay fursad shaqo.

0
92

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ibraahin Xasan Cismaan Waa mid kamid ah dhalinyarada ku nool Baladweyne Sanado kahor ayuu ka tahriibay dalka isaga oo dalal ay kamid yihiin Kenya iyo South Africa u raadsaday nolol kaduwan tii uu markii hore ku haysatay Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here