Deeq biyo ah oo la gaarsiiyay barakacayasha degan kaamka Xassan Qurux ee Baladweyne.

0
75

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka dhalinyarada isxilqaan ayaa deeq biyo ah gaarsiiyay kaamka Xassan Qurux oo ku yaalla xaafadda kooshin ee magaalada Baladweyne, halkaasoo ay ku nool yihiin dad danyar ah oo aan awoodin inay iibsadan biyo nadiif ah oo macan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here