Dhalinyarada isticmaasha App-k 1xbet oo kusoo badanaya Baladweyne iyo culumada oo ka digtay.

0
78

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyaro ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilihii la soo dhaafay ku dhiiraday inay lacago ka abuuran 1xbet-ka oo ah App lagu shubto lacag islamarkana lagu ciyaaro Laadhuu,Turub ,ama la saadaaliyo ciyaaraha kubadda cagta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here