Shir lagu dardargalinayo amniga Baladweyne oo lagu qabtay Xarunta maamulka Gobolka Hiiraan.

0
61

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, xubno ka tirsan guddiga doorashada heer federal iyo dowlad goboleed ee Hirshabeelle, saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay sugida ammaanka goobaha loo diyaariyay inay ka dhacdo doorashada xildhibannada golaha shacabka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here