Gaadiid loogu talagalay booliska gobolka Hiiraan oo laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne.

0
53

Baladweyne (Radio Beerlula)-Saddex gaari oo loogu talo galay inay ku shaqeeyaan ciidamada booliska gobolka Hiiraan gaar ahaan qeybta dambi baarista ayaa laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Ugaas khaliif ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here