Kooxaha Darasalam iyo Iftin oo galabta fooda is dari doona

0
65
Baladweyne (Radio Beerlula)-Garoonka kubadda cagta Laqanyo ee magaalada Baladweyne ayaa galabta lagu wadaa in laga sii anba qaado ama dib looga bilaabo horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan oo in muddo ah hakad ku jiray.
Kooxaha Darasalam iyo Iftin ayaa galabta fooda is dari doona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here