Magaalada Garoowe oo laga daahfuray shirka sanadlaha ee mamul baahinta maliyadeed

0
56

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir kuxigeenka wasaaradda Maaliyadda Dowlad goboleedka Puntland ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray shirka sanadlaha ee mamul baahinta maliyadeed kaasi oo ay ka qeeybgaleen xubno kamid ah maamulka Puntland waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo joodinaya Axmad Nuur Daahiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here