Sharci cusub oo la xiriira horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan oo lasoo saaray .

0
116
Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka xiriirka kubadda cagta gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa si wada jir ah u soo saaray Sharci cusub oo lagu hagi doono horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan.
1 in naadi walba maalinta uu ciyaar leeyahay uu garoonka iska xaadiriyo 3:00 PM ama sagaal saac oo galabnimo.
2. Ciyaarta waxay bilaaban doonta 3:45 PM.
3. Kooxda dib uga dhacda waqtiga lagu balamay imaanshaha garoonka waxaa la ganaaxi doonaa 20 dollar.
4. Hadii koox waqtiga bilaabashada ciyaarta 3:45 PM aysan ku sugeyn garoonka ama diyaarsaneyn waxaa laga qaadana forfad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here