Ururka dhalinyarada isxilqaan oo biyo dhaamin u sameeyay Barakacayaal ku nool Baladweyne.

0
73

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 160 ruux oo ku nool kaamka Barakacayaasha Nasteexo oo ku yaalla xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa ka faa’ideysatay deeq biyo ah oo ay gaarsiiyeen ururka dhalinyarada isxilqaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here