kulan looga hadlayay doorka haweenka ay ku leyihiin nabadda oo lagu qabtay Dhuusa mareeb .

0
89

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabatay kulan looga hadlayay doorka haweenka ay ku leyihiin nabadda waxaana ka qeybgalay haween xilal ka haya ururada bulshada, odayaal waxgarad iyo dhalinyaro.

Warbxintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here