Tababar ku saabsan ilaalinta amniga doorashooyinka oo laga daahfuray Baladweyne

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Saraakiil ka tirsan ciidamada booliska gobolka Hiiraan iyo xubno ka socda bulshada rayidka oo ka howlgali doona goobaha doorashada ayaa maanta tababar uga furmay magaalada Baladweyne, waxana furitaankiisa ka qeyb galay taliye ku xigeenka ciidamada booliska Hirshabelle Col Xassan Kaafi Maxamed Ibraahim, taliyaha qeybta booliska gobolka Hiiraan Col Isaaq Cali Cabdulle, iyo saraakiil ka tirsan ciidamada booliska AMISOM.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here