Hordhac: Brentford Vs Chelsea

0
156

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda chelsea ayaa marti u noqon doonta kooxda Brentford kulan ka tirsan premier League kana dhici doona garoonka Brentford Community Stadium.

Chelsea oo hogaaminaysa horyaalka ayaa kulanka u soo galaysa in ay sii wadato qaab ciyaareedkeeda fiican siina haysato hogaanka horyaalka premier League.

Dhanka kale Brentford oo ilaa haatan ah koox cajiib ah soona bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah ayaa doonaysa in ay chelsea qabato waliba joojiso dhibcaha Chelsea.

Kulanka: Brentford Vs Chelsea

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 7:30

Garoonka: Brentford Community Stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here