Kooxda Daara Salaam oo la wareegtay hogaanka horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan

0
102
Baladweyne (Radio Beerlula)-Kala sareynta kooxaha horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan ayaa  markale la soo saaray iyadoo kaalimaha hore ay kasoo muuqdeen Kooxaha Daara Salaam ,Ciise Diin,iyo Kobac.

Kaalinta 1 aad ee Horyaalka kubadda cagta Gobolka Hiiraan waxaa Todobaadkan la wareegtay Kooxda Daara Salaam oo booska 1 aad ku fadhisa 9 dhibcood kadib markii ay ciyaartay Sedax Kulan

Kooxda Kubada cagta ee Dalxiis ayaa fadhisa kaalinta ugu danbeeysa kadib markii sadax kulan oo xiriir ah la kulantay guuldaro taasi oo ka dhigan ineeysan heeysan wax dhibco ah

Halkaan Hoose ka ogoow sida ay ukala sareeyaan Kooxaha horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan
May be an image of text that says "BEERLULA KALA SAREYNTA KoxaHa HORYAALKA KUBADDA CAGTA GOBOLKA HIIRAAN Team PLM GD 1. Darasalam PTS 3 1. Ciise diin +3 9 3 1. kobac +5 7 3 1. IFTIN +4 6 3 1. Dayax -2 3 3 1. Dalxiiska -5 1 3 -6 Beerlula Radio 0 Radio Beerlula Radiobeerlula.so 88.8 +25261 133 4439"

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here