Real Madrid, Liverpool, PSG oo guulo gaaray

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa Xalay la ciyaaray, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaareen.

Kooxaha Manchester City, Atletico Madrid, Liverpool, Real Madrid, Paris Saint-Germain iyo Labada naadi ka dhisan magaalada Milan ayaa ugu madax fiiqan kooxaha ka ciyaaray tartanka UEFA Champions League.

Group A

Club Brugge 1-5 Manchester City

Paris Saint-Germain 3-2 RB Leipzig

Group B

Atletico Madrid 2-3 Liverpool

FC Porto 1-0 AC Milan

Group C

Besiktas 1-4 Sporting CP

Ajax 4-0 Borussia Dortmund

Group D

Inter Milan 3-1 FC Sheriff

Shakhtar Donetsk 0-5 Real Madrid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here