Guud ahaan natiijooyinka kulammadii laga ciyaaray tartanka Champions League

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa Xalay la ciyaaray, iyadoo kooxaha waa weyn qaarkood ay ciyaareen.

Kooxaha Manchester United, Juventus, Barcelona, Chelsea iyo Bayern Munich ayaa ugu madax fiiqan kooxaha  ciyaaray tartanka UEFA Champions League.

Group E –

Barcelona 1-0 Dynamo Kyiv

Benfica 0-4 Bayern Munich

Group F –

Young Boys 1-4 Villarreal

Manchester United 3-2 Atalanta

Group G –

FC Salzburg 3-1 Wolfsburg

Lille 0-0 Sevilla

Group H –

Zenit 0-1 Juventus

Chelsea 4-0 Malmo FF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here