Wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle oo Barnaamijka Marwo caafimaad ka daah furtay magaalada Baladweyne.

0
99

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Hirshabeelle Tahaliil Ibraahim Cabdi ayaa magaalada Baladweyne tababar uga furay 55 haween ah oo laga kala keenay magaalooyinka Baladweyne iyo Buula burde kuwaasoo qeyb ka ah barnaamijka Marwo Caafimaad wijigiisa 1 aad si loo hormariyo adeegyada caafimaad ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here