Mid ka mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ee laga soo masaafuriyay Laascaanood kuna sugan Baladweyne oo codsaday in la caawiyo

0
33

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cabdi Aadan Maxamed oo ka mid ah dadkii dhawaan laga soo masaafuriyay Magaalada Laascaanood islamarkana hadda ku sugan magaalada Baladweyne, kana mid ah dadka baahiyaha gaarka qaba ayaa codsaday in la caawiyo.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here