kooxaha VIP iyo Qoofiyow oo galabta ku balansan garoonka Laqanyo ee Baladweyne

0
54
Baladweyne(Radio Beerlula)- Garoonka kubadda cagta Laqanyo ee magaalada Baladweyne ayaa galabta lagu wadaa inay fooda isku daran kooxaha Qoofiyow iyo VIP.
Kooxda galabta soo badisa ayaa la ciyaari doonta kooxda Hiiraan Asal oo fadhisa finalka Tartanka kadib markii shalay rigoorayaal 2-1 ah uga badisay kooxda Alba.
Tartankan kooxaha heerka labaad ee Baladweyne ayaa waxaa ka qeyb galayay 32 kooxood, waxana inta badan uu soo maray mar xalado kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here