Guud ahaan natiijooyinka kulammadii laga ciyaaray UCL

0
86

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa  laga ciyaaray garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub.

Chelsea, Manchester United, Barcelona, Bayern Munich, Juventus ayaa ugu madax fiiqnaa kooxaha ka ciyaaray kulammada afaraad wareegga guruubyada ee tartanka Champions League.

Group E –

Dynamo Kyiv 0-1 Barcelona

Bayern Munich 5-2 Benfica

Group F

Villarreal 2-0 Young Boys

Atalanta 2-2 Manchester United

Group G –

Wolfsburg 2-1 FC Salzburg

Sevilla 1-2 Lille

Group H –

Juventus 4-2 Zenit

Malmo FF 0-1 Chelsea.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here