guud ahaan natiijooyinka kulammadii laga ciyaaray Champions League

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa  laga ciyaaray garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub.

Kooxaha Real Madrid, Liverpool, Manchester City, Atletico Madrid, Paris Saint-Germain, Inter iyo AC Milan ayaa ugu madax fiiqnaa kooxaha  ciyaaray kulammada afaraad wareegga guruubyada tartanka Champions League.

Group A –

Manchester City 3-1 Club Brugge

RB Leipzig 1-2 Paris Saint-Germain

Group B –

AC Milan 1-1 FC Porto

Liverpool 2-0 Atletico Madrid

Group C –

Borussia Dortmund 1-3 Ajax

Sporting CP 4-0 Besiktas

Group D –

Real Madrid 2-1 Shakhtar Donetsk

FC Sheriff 1-3 Inter Milan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here