kooxda kubadda cagta Iftin ee Baladweyne oo Sameysay sadax saxiix oo cusub si ay u xoojiso safkeeda

0
95
Baladweyne (Radio Beerlula)-kooxda kubadda cagta Iftin ayaa heshiis la saxiixatay saddex ciyaartoy oo kala ah, Galad Maxamed Isaaq, Mahad Cumar Cisman iyo Maxamed Cabdi Iidow.
Ciyaartooydaan cusub ayuu qorshuhu yahay ineey wax ka badalaan natiijooyinka Kooxdan si ay ugu guuleeysato koobab
Maamulka kooxda Iftin ma shaacin xiliga ay safa doonaan sadaxdan ciyaartooy iyo xiliga ay ciyaartooyda kale si rasmi ah ugu midoobi doonaan Tababarka .
May be an image of one or more people and people sittingMay be an image of one or more people and people sittingMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more peopleMay be an image of 1 person and outdoorsMay be an image of 2 people and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here