Kooxaha Iftin iyo Dalxiiska oo galabta isku wajahaya goornka Laqanyo ee Baladweyne

0
73
Baladweyne (Radio Beerlula)-Garoonka kubadda cagta Laqanyo ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta dib uga bilaaban doona horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan oo muddo hakad ku jiray kadib markii kooxaha ka qeyb galaya codsadeen in suuqa kala iibsiga loo furo si ay ula soo wareegan ciyaartoy cusub.
Kooxaha Iftin iyo Dalxiiska ayaa galabta wada ciyaari doona iyadoona labadan kooxood ay la soo wareegeen ciyaartoy cusub oo inta badan ay ka soo qaateen kooxaha heerka labaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here