Kooxda Kobac oo 1-0 uga badisay kooxda Iftin

0
84

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta Kobac ayaa 1-0 uga badisay kooxda Iftin kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta Laqanyo ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Dad u badan dhalinyaro ayaa daawanayay ciyaartan kuwaasoo kala yimid xaafaddaha magaalada Baladweyne.

Maalinta beri ah oo jimco ah ayaa waxaa fooda is dari doona kooxaha Dalxiisak iyo Dayax.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here