Horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan ee ka socda garoonka Laqanyo ee Baladweyne oo maraya meel xiiso badan.

0
85

Baladweyne(Radio Beerlula)-Garoonka kubadda cagta Laqanyo ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa si habsami leh uga socda horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan oo ay ka qeyb galayaan lix kooxood iyadoona hadda loo gudbay wareega labaad ee tartanka.

Boqolaal shacab ah oo u badan dhalinyaro ayaa maalin kasta u daawasho taga garoonka iyagoo kala tageeraya hadaba labada kooxood ee ciyaareysa.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here