kooxda Dalxiiska oo guul daro dusha u saartay kooxda Dayax

0
133

Baladweyne(Radio Beerlula)- kooxda kubadda cagta Dalxiiska ee Magaalada Baladweyne ayaa 3-2 uga badisay kooxda Dayax kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta Laqanyo.

Ciyaartan ayaa waxaa daawanayay dhalinyaro kala timid xaafaddaha magaalada Baladweyne kuwaasoo kala tageerayay labada kooxood.

Waa markii ugu horeysay oo kooxda Dalxiiska ay badiso tan iyo markii la bilaabay tartanka iyadoona kulmadii hore dhamaantood laga badiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here