Kooxaha Ciisa diin iyo Iftin oo galabta ku ciyaaraya garoonka Laqanyo ee Baladweyne.

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta ee Ciisa diin oo kaalinta 3 aad kaga jirta kala sareeynta Horyaalka buadda cagta Gobolka Hiiraan ayaa Garoonka Laqanyo ee Baladweyne kula balansan galabta Kooxda Iftin oo Iyana fadhisa kaalinta 4 aad ee Horyaalkan .

Kooxda Iftin ayaa u baahan guul muhiim ah si aanay uga soo muuqaan kaalimaha ugu hooseya oo ay hada ku jiraan Dalxiiska iyo Iftin .

Labada kooxood ayaa ciyaaray min 5 kulan oo ay kasoo heleen natiijooyin kala duwan waxaana ay qeyb kayihiin kooxaha u dagaalamaya ineey ku guuleeystaan Tartankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here