Hogaamiyaasha Horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan oo galabta la ciyaari doona Kooxda Dalxiiska

0
74

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxda Hogaanka u heeysa Horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan ee Daara salaam ayaa galabta kulankeeda 6 aad ee horyaalkaan waxaa ay galabta qaabili doontaa Kooxda Dalxiiska oo sadax dhibic ka heshay 5 kulan oo ay ciyaartay .

Kooxda Dalxiiska ayaa hadii guul daro la kulanto waxaa ay tagi doontaa kaalinta ugu danbeeysa ee tartankan xili kooxda ugu hoseeysa ee Dayax ay ka sareeyso 1 dhibic .

Kooxda Daara Salaam oo 1 dhibic ku hugaamineeysa horyaalkan ayaa u baahan ineey xaqiijiso sidii ay ku heli leheed sadaxdan dhicood si ay usii heeyso hogaanka horyaalka kubadda cagta gobolka Hiiraan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here