Farsama yaqaan lacagaha uu ka helo xirfada farsamada gacanta ku dhameeyay mid ka mid ah jaamacaddaha Baladweyne.

0
50

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ismaaciil Xassan Cabdulahi (Dooli) oo ka mid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Baladweyne wuxuu ku shaqeysta xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan sameynta dhalooyinka TV-yada iyo Koombiitarada taasoo uu ka mareeyo nolosha qoyskiisa.

Dooli marka laga soo tago inuu ku shaqeysto xirfaddan wuxuu ku dhiiraday inuu wax barto isagoo dhawaan dhameeyay jaamacadda Plasma faraceeda Magaalada Baladweyne oo uu ka bartay maamulka iyo ganacsiga.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmad Nuur Daahiye.

No photo description available.

No photo description available.May be an image of text that says "BEERLULA RADIO"No photo description available.May be an image of one or more people, indoor and text that says "BEERLULA BEERL RADIO"

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here